Programs & Fees

03 / 05
01

Nidaamka Caadiga ah

$25/ bishii
  • Waqtiga: Subax (6:00 AM - 12:00 PM) iyo Galab (2:30 PM - 6:00 PM).
  • Maalmaha: Sabti ilaa Khamiis (Jimcuhu waa fasax).
  • Adeegga: Waxaa ku jirta quraac (Rooti iyo Maraq).
  • Khidmadda: $25 bishii.
  • Shuruud: Arday dhigata iskuul kale ama aan awoodin imaatinka labada xilli laguma qaadanayo nidaamkan.
Nala Soo Xiriir