Xifdin & Tajwiid
Barasho hufan oo ku saleysan xifdinta Qur'aanka Kariimka iyo saxidda makhariijta.
Mama DeqaQur’aanka Kariimka
Kusoo dhawoow madrasad loogu talagalay barashada, xifdinta, iyo fahamka Qur'aanka Kariimka, oo lagu dhisay tarbiyo iyo akhlaaq suuban.
Is-diiwaangeli HaddaBarasho hufan oo ku saleysan xifdinta Qur'aanka Kariimka iyo saxidda makhariijta.
Barbaarinta ardayda iyo ku abuuridda aadaabta, akhlaaqda, iyo dhaqanka suuban ee diinteena.
Adeeg cunto oo dhameystiran, gaar ahaan ardayda waqtiga dheer joogta madrasadda.