Khidmadda & Labbiska
Lacagta diiwaangelintu waa $7, waxaana ardayga lagu siinayaa dhammaan buugaagta uu u baahan yahay, qalinkii, kitaabka, iyo astaanta (logo-ga) madrasadda. Labbiska (Uniform-ka) waalidka ayaa soo iibsanaya: Wiilasha waa inay xirtaan qamiis buluug ah (calan ama buluug-cir ah), gabdhahana labbis fiyoole ah. Boorsadu qasab ma aha.
